Sirta Ka Dambaysa Magaalada Buluuga ah ee Dalka Morooko (Xogta Dahsoon)
October 31, 2016 - Written by

Haweenka Magaalada Shifshaun ee Dalka Morooko waxay hindiseen inay muuqaal gaar ah usameeyaan magaaladooda iyagoo gidaarada guryahooda ku nashqadaynaya midabka buluuga ah iyadoo inta badan magaaladaasina isugu baxday magaalo buluug ah oo khariirada dhex taalla.

https://youtu.be/RmurichDN0I

COMMENTS