Gantaalaha Patriot ee Dalalka Khaliijku Isku Difaacayaan (Xogta Dahsoon)
November 1, 2016 - Written by

Dawlada iran oo ku hubaysan Qaybaha kala duwan ee gantaalaha ayaa waxay haystaa ilaa 200 oo gantaalaha balaastikadaah ee nooceedu yahay shihaab 1 iyo shihaab 2 iyo 100 gantaal oo kale oo noocoodu yahay shihaab 3 awoodna u leh inuu duqeeyo bartilmaameed u jira 1300 ilaa 1600 Km iyadoo mudooyinkii u dambeeyey ay Iran samaysatay gantaalo ridada dheer ah oo lagu liishaami karo masaafo 2000 km oo dhinac kasta ah.

https://youtu.be/xzUNVLV4IuE

COMMENTS