Wadamada Heerkulku Ka Masaxayo Khariirada (Xogta Dahsoon)
November 3, 2016 - Written by

Bishii July ee sanadkan 2016 qiyaasta heerkulku caalamku waxa uu gaadhay alkiisii ugu saraysay taariikhda inta la xasuusan yahay, arintaa oo cagsi ku ah qorshayaashii la doonayey in wax lagaga qabto kulaylka cimilada adduunka ee sii kordhaysa.

https://youtu.be/VhxAdaOqtxQ

COMMENTS