Daawo: Farriin Ku Aadan Warbaahinta Somaliland
November 5, 2016 - Written by

Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa farriin ku aadan bahda warbaahinta Somaliland. Waxaana farriintan la wadaagaga suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare), isagoo farriintiisu daaran tahay dhexda-u-xidhashada xog uruurinta xaaladda cakiran ee abaaraha ka taagan Somalilanad.

https://www.youtube.com/watch?v=4y4kgR9rJsc

Gacanlibaaxnews.com

COMMENTS