Sababahii Loo Xidhay xabsiyadii Dalka Holland (Xogta Dahsoon)
November 6, 2016 - Written by

Muddo sanado ah dalka Holland waxa uu la kulmayey hoos u dhac ku imanayey tirade maxaabiista, taasina waxay keentay in la xidho oo albaabada loo laabo ilaa 19 jeel ama xabsi muddo lix sanadood gudahood ah.

https://youtu.be/bvVpfTiB_nQ

COMMENTS