Daawo: XAFLADDA DAAH FURKA DIWAANGALINTA CODBIXIYAHA JSL,2016.
August 22, 2016 - Written by

Laascaanood(GLN)_Hoose ka Daawo Magaalada Laascaanood, Xarunta Gobolka Sool waxa lagu qabtay Munaasabad ay goobjoog ka ahaayeen madaxdasadexda Xisbi Qaran iyo Xukuumada, taasoo ay gudiga Doorashooyinka qaranku ku daahfureen Diiwaangelinta Codbixiyaha Somaliland ee Gobolkaasi oo loo dareeri doono 23 bishan.

COMMENTS