Xukuumadda Somaliland Oo Garabka Jamaal Cali Xuseen Ka Horjoogsatay Hudheel U Shirku Dhacayey.
November 8, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_Xukuumadda Somaliland  ayaa Garabka uu hogaamiyo jamaal cali xuseen ka hor joogsatay shir ay ku qabsanayeen Magaaladda Hargeisa.

Wareegto  uu soo saaray wasiirka arrimaha gudaha somaliland ayaa waxa uu kaga horjoogsaday hoteel Maansoor oo uu shirku ka qabsoomayay

hadaba shabakada Gacanlibaaxnews ayaa soo heshay nuqul ka mid ah wareegtadaasi waxaanay udhignayd sidan

15036374_1258104930922723_6944295246962830663_n

COMMENTS