Daawo:Golaha Gurtida Somaliland Oo Su,aalo Ka Waydiiyey Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Ka Baxay Diinta Islaamka.
August 22, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_Hoose ka Daawo Golaha Gurtida Somaliland Oo Su,aalo Ka Waydiiyey maanta  Wasiirka Diinta iyo Awqaafta  Somaliland sheekh khaliil  dhalinyaro la sheegay in ay dhawan ka  Baxeen Diinta Islaamka isla markana qatay diinta kiristanka.

 

COMMENTS