XOGTA DAHSOON: Sababaha Calaamadaha Shirkadaha Xidhiidhka Bulshada Midabkooda Buluuga Looga Dhigo
November 9, 2016 - Written by

Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxa aynu isku weydiinaynaa sababta inta badan shabakadaha xidhiidhka bulshadu ay calaamadahooda gaarka u ah uga dhigaan kuwo midabkoodu blue yahay, xilli ay weliba barahaasi bogooda hore midabkaa laftiisa ka dhigeen.

https://youtu.be/KKlFOe_-C5g

COMMENTS