Daawo;Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Wefti uu Hogaaminayo Oo ka qayb galay Aaska Ugaas C.laahi Ciise.
August 22, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Deegaanka Boocame kaga qayb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Alle ha u Naxariistee Ugaas C.laahi Ciise Nuur oo dhawaan ku Geeriyooday Dalka Turkiga.

COMMENTS