Daawo;Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Warbixiyey Kulan U la Yeeshay Telefishinada Dalka ka Hawlgala.
November 10, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cismaan cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa faahfaahin ka bixiyey kulan uu la yeeshay Telefishinada Dalka ka hawlgala, kulankaas oo ku saabsanaa baahinta iyo soo bandhigidda xaalada abaaraha ee dalka ka taagan.

COMMENTS