Daawo;Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Imaamada Masaajidada Faray in Khudbada Jimcaha Ay Kaga Hadlaan Abaaraha Dalka Ka Jira.
November 10, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somalilandย  ayaa fartay dhamaan masaajidada dalka in salaadda jimce ee maalinta berito khudbadaha lagaga dhigo ka qayb qaadashada taakulada abaaraha, lagana akhriyo ducada qunuutka oo ilaahay lagaga baryayo inuu raxmada inoo shubo.

COMMENTS