Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xaalad Caafimaad Loogu Qaaday Dalka Dibadiisa Ka Dib Dhawaac Soo Gaadhey.
November 10, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi
Ismaciil Saylici ayaa waxaa xaalada caafimaad loogu qaaday magaalada Dubai ee xarunta dalka isku taga imaaraadka qarabta .

tmp_17103-say-304208851

Sababta madaxweyne ku xigeenka loogu qaaday dalka Imaaradka ayaa waxaa tahay markii dhawaan madaxweyne ku xigeenka uu dhawac ka soo gaadhey lugta gaar ahaan misigta ka dib markii uu aqalkiisa ku dhex siibtey

Intii uu madaxweynuhu dhawaaca soo gaadhey waxaa aqalkiisa ku soo booqdey madaxwanaha Somaliland Axmed Siilanyo iyo musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro

COMMENTS