Maxaa Dhacaya hadii Dadka Dunida Magaalo keliya La isugu Keeno? Xogta Dahsoon
November 12, 2016 - Written by

Barnaamijkeenan Xogta Dahsoon waxaynu isku weydiinaynaa sida xaal noqon lahaa hadii dadka dunida oo dhan ay magaalo keliya ku wada noolaadaan, sideebayse xiligaa noqon lahayd qaabka Magaaladaasi iyo hanaanka nolosheedu.

https://youtu.be/mMMqp30hD_4

COMMENTS