Wafti uu hogaamainaayo Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Dr Maxamed Cali Cabdi Oo London Soo gaadhay si weyna loogu Soo dhaweeyey+Sawiro
November 12, 2016 - Written by

Waxa saaka garoonka diyaaradaha ee Heathrow ee Magaaladda London  kasoo eegay  Wafti balaadhan Oo uu hogaaminaayo Musharaxa Madaxweyne kuxigeenka a Xisbiga Waddani Mudane Maxamed Cali Cabdi IYO Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan.

Waftiga Oo kasoo kiciyimaya Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Waxa madaarka si balaadhan ugu Soo dhaweeyey tageerayaasha IYO madaxda Xisbiga waddani ee UK.

 

img_3360 img_3361 img_3362 img_3364 img_3365 img_3366 img_3367 img_3368 img_3369 img_3370 img_3371 img_3372 img_3373 img_3374

COMMENTS