Gaashaanbuurta Nato iyo Ruushka oo Isu Ciidan urursanaya (Xogta Dahsoon)
November 13, 2016 - Written by

Halkani waa ย Biyaha badda badda Medatrenianka oo beryahan dambe xiisada ka jirtaa ahayd mid bedeli karta taariikhda dunida, waana wakhti uu xilli qaboobuhu weli yahay mid bilow ka ah halkani, qaboobahaa oo noqon kara mid deganaansho ku keena xaalada hada gobolkaa ka aloosan. Inkastoo markabka dagaalka ee diyaaradaha xambaara ee ruushku leeyahay ee halkaa gaadhay uu dabka sii gamaaraya saliida ku sii shubi karo.

https://www.youtube.com/watch?v=iPhohJgJz0s

COMMENTS