Donald Trump oo Tilmaamay 3 da Milion ee uu Ka Tarxiilayo Dalkiisa (Xogta dahsoon)
November 14, 2016 - Written by

Dad ka cabsi qabsi xilliga madaxweynanimo ee Donald trump ayaa banaanbaxyo ka wada Gobolada dalka Maraykanka qaarkood waana banaanbaxyo nabadeed oo ay ka qayb qaadanayaan kumanaan ruux, xilli ay xisbigii dimuqraadiga ee uu ka badiyeyna qorshaynayaan inay si kale uga hor istaagaan kursiga.

https://youtu.be/QqOXnd8grOU

COMMENTS