Daawo Mucjisada Caawa Samada Dunida Lagu Arkay Dayax Aad u weyn Oo Horay Lo Arag Oo Kaso Muqday Cirka
November 15, 2016 - Written by

Dayaxa ayaa Caawa Jooga Masaafadii uu ugu dhawaa Dhulka tan

 iyo 1948 taas oo micneheedu yahay inuu ka weyn yahay sidii hore %7 kana Iftiin badan yahay %15, inkastoo isbadalka dhacay aysan Isha Bini’aadanka wada Cabiri karin.

 

Caawa Saqda dhexe ayaa dayaxu wuxuu dhulka u soo jirsan doonaa Fogaan dhan 221,524 Ml oo u dhiganta 356,500 oo KM .

Sidoo kale Adduunka oo dhan ayaa laga dareemi doonaa Dhawaanshaha Dayaxa.

 

Quburada ku Xeel-dheer Cilmiga Xidigaha waxaa ay intaas ku darayaan in Caawa Xilliga xiga ay Bishu sidaan oo kale u soo dhawaan doonto uu ku beegan yahay Sanadka 2034 Haddii Alle Idmo Bishaan oo kale.

 

COMMENTS