Daawo;Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad ah Ku Meel-Mariyey Magacaabista Wasiirka Arrimaha Gudaha.
November 19, 2016 - Written by

Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyadah ku meelmariyey magacaabistii Madaxweynaha Somaliland uu Md Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir u Magacaabay inuu noqdo wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha.

COMMENTS