Maxay Xulka Talyaanigu Ugu Ciyaaraan Maryaha Buluuga ah? (Xogta Dahsoon)
November 19, 2016 - Written by

Inta badan waxaaynu aragnaa in xulalaka ciyaaraha kala duwan ee caalamkuย  ay ku ciyaaraan maryo midabadoodu ka kooban yihiin midabada calamada wadamadooda, laakiin waxaynu aragnaa Xulka talyaaniga oo inta badan ku ciyaaraya dharka midabkiisu buluuga yahay oo ah midab aan ka mid ahayn midabada sadexda ah ee calanka talyaanigu ka kooban yahay.

https://youtu.be/UBF-yl7d3qM

COMMENTS