Waa Kuwama Madax Dhuubayaashii Reer Kongo? (Xogta Dahsoon)
November 19, 2016 - Written by

Bilowgii Qarnigii 19-AAD ee taariikhda miilaadiga qabiilka Manchito waxay ka mid ahaayeen qoysaskii yaryaraa ee deegaanka ku noqdayย  mandaqadda kaymahu ku daboolan yahiin ee jamhuuriyada Kongo ka dibna waxay isku sii fidiyeen deegaano kale oo ay dad kale ka riixeen illaa ay halkaa ka aasaaseen Boqortooyo iyagu leeyihiin.

https://youtu.be/Sbvn1-CD8ZY

COMMENTS