Daawo:Xaflad lagu soo dhaweynaayey Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani iyo Xoghayaha Warfaafinta oo lagu qabtay Magaalada Birmingham ee caasimadda Labaad ee dalka Ingiriiska.
November 21, 2016 - Written by

Daawo Xaflad lagu soo dhaweynaayey Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Amb Maxamed Cali Aw Cabdi iyo Xoghayaha Warfaafinta Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan oo lagu qabtay Magaalada Birmingham ee caasimadda Labaad ee dalka Ingiriiska.

COMMENTS