Mid ka Mid ah Xildhibaan Golaha Guurtida Somaliland Oo Geeriyoodey.
November 22, 2016 - Written by

Alleh naxariistii jano ha ka waraabiyee waxaa geeriyoodey xildhibaan ka tirsanaa
mudanayaasha golaha guurtida Somaliland.
Mudanayaha geeriyoodey ayaa waxaa lagu magacaaba Ex Xildhibaa Ibraahim Aw Nuur Jiciir waxaana uu Ku Geeriyoiday. Magaalada Hargaysa.
Xildhibaanka ayaa waxaa uu ka mid ahaa asaasayaashii golaha guurtida
Dhamaan mudanaayasha golahaasi ayaa waxaa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumku

Halkan Hoose Ka Daawo Golaha Guurtida Oo Tacsi u Diraya Ehelkii Marxuumka

COMMENTS