Ciidanka Dab-Damiska Somaliland Oo Loo Magacaabay Taliye Cusub.
November 24, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_wasiir ku xigeenka amniga ee wasaarada arimaha gudaha somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa taliye ku xigeen cusub u magacaabay ciidanka dab damiska.

War qad ka soo baxday xafiiska wasiir ku xigeenka amniga ee wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa lagu sheegay in Cabdixamiid Faarax Iidle uu ahaado taliye ku xigeenka ciidanka dab damiska ee somaliland

COMMENTS