DAAWO: Wadanka aan Jeelasha lahayn, (Xogta Dahsoon)
August 23, 2016 - Written by

Dalka yar ee Jasiirada Faaruu  waxa uu ka kooban yahay jasiirado yaryar oo silsilad ah oo ku yaalla waqooyiga Qaaradda yurub waxana ay haysataa ismaaul xukun hoosaad  ah inkastoo ay hoos tagto taajka dalka Denmark, waan dalka keliya ee aan lahayn jeelal dadka lagu xidho

COMMENTS