Sababaha Caruurta garoomada Kubada loo soo Geliyo (Xogta Dahsoon)
November 26, 2016 - Written by

Waxaynu xiligan inta badan aragnaa kooxaha kubadda cagta oo marka ay garoonka soo gelayaan ay ciyaartoydu gacanta haystaan caruur yaryar oo la soo gala garoonka, barnaamijkeenana waxaynu ku soo bandhigaynaa qisooyinka ka dambeeya caruurahaa garoomada la soo geliyo.

https://youtu.be/I1wtjsyFR3Y

COMMENTS