Dariiqooyinka Xirfadaysan ee Google Wax lagaga Baadho (Xogta Dahsoon)
November 27, 2016 - Written by

Xiligan casriga ah ee isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada horumarsani ay shaqaynayso waxaa qabsoomay in shay muhiimad weyn kuu leh aad si fudud oo degdeg ah ku hesho,adigoo hanan kara macluumaad badan oo aad danaynaysay,ย Barnaamijkeenan xogta dahsoona waxaynu ku soo bandhigaynaa dariiqooyinka ugu sahlan ee wax loogaga baadho shabakada Google, kuwaas oo badankeenu aynaan u dhug lahayn.

https://youtu.be/TT-y0ORGseg

COMMENTS