Daawo;Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Halkee Bay maraysaa hawshii Diyaargarowga Doorashada Madaxtooyo.
December 1, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)_Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta ka warbixiyey halka ay u marayso hawsha diyaargarowga doorashada madaxtooyadaSomaliland oo la qorsheeyey inay qabsoonto bisha sadexaadeesabadka soo socda.

COMMENTS