Daawo.Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Borama Soo Gaadhay Ayaa Kormeeray Goobta Ugu Haboon Ee Laga Dhisayo Xarunta Wax-akhriska Borama Balan-qaadayna In Mudo Sanad ah Kiradeeda Bixin Doono Xaruntaasi.
December 2, 2016 - Written by

Borama(GLN)- Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Gureynta Somaliland Oo Kormeer Hawleed Borama Ku Soo Gaadhay Ayaa Indho Indhayn Ku Sameeyey Goobta Ugu Haboon Ee Laga Hirgelin Doono Xarunta Wax-Akhriska Borama Isaga Oo Wasiirku Balan Qaaday in Uu Mudo Sanad Uu Bixin Doono Kirada Xarunta Wax-Akhriska Borama.

COMMENTS