Kaalinta kabo tolayaashu Ku Leeyihiin Fanka (Xogta Dahsoon)
December 6, 2016 - Written by

Muwaadin Muuse Cabdillaahi Faarax (Canjil) oo ka mid ah kabotolayaasha ka shaqaysta Magaalada hargaysa ayaa waxa uu muujiyey hibada uu u leeyahay fanka isagoo ku luqaynaya heesihii fanaaniintii waaweynaaa.

https://youtu.be/bA13yJ1qfmA

COMMENTS