Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Magacaabay Gudoomiyaha Degmada Balli-Mataan.
December 7, 2016 - Written by

Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Yaasiin Faratoon ayaa Magacaabay Gudoomiyaha Degmada Cusub Balli-Mataan Ee Gobolka Maroodijeex .

Waxaana Xilka Gudoomiyaha Degmada Balli-Mataan loo magacaabay Aadan C/laahi Muxumed oo noqon doona Gudoomiyaha Degmadaasi, iyadoo Dhawaanna la magacabi doono xubnaha kale ee Maamulka Degmada Balli-Mataan Sida, Gudoomiyaha Ku Xigeenka iyo Xoghayaha Degmada.

 

 

COMMENTS