Daawo;wasiirka xidhiidhka golayaasha oo Casuumad u sameeyey wasiirada cusub
December 10, 2016 - Written by

Wasiirka Xidhiidhka golayaasha ee JSL Md Cali Xaamud Jibriil ayaa maanta oo jimce ahayd 9 December 2016 munaasabad qado sharaf ah u sameeyey Xubnaha golaha wasiirada ee cusub.

 

COMMENTS