Daawo;ARABSIYO Soo Dhoweynta xuska dhalashada nabiga NNKHH.
December 10, 2016 - Written by

Magaalada Arabsiyo ee Gobolka gabiley ย waxaa lagu qabtay munaasabad lagu soo dhoweynayo Xuska Dhalashada Nebigeena NNKH oo ku beegan 12-ka bisha rabiicul awal, taas oo ay soo qabanqaabiyeen haween-weynaha degmadaasi.

COMMENTS