MaxaaIman kara hadii aynu Kaadidada isku xanibno muddo dheer (Xogta Dahsoon)
December 13, 2016 - Written by

waxaa jirta in dadka qaarkii ay kaadida oo haysa ay hadana jidhkooda ku hayn karaan mudo 3 saacadood ilaa 7 saacadood gaadhaysa, inaga oo taa ka duulayna waxaynu wax ka ogaanaynaa waxa iman kara hadii aynu kaadida isku xanibno oo aynaan suuliga tegin.

https://youtu.be/agjwSB3N498

COMMENTS