Daawo:Maamulka Gobolka Gabiley Oo Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Xayndaabka Lagu Wareejinayo Xabaalahii Hore ee Magalada Gabiley.
August 25, 2016 - Written by

Gabiley(GLN)_Hoose kaDaawo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Xayndaabka Lagu Wareejinayo Xabaalahii Hore ee Magaaladani Gabiley iyo Dhisme Cusub oo Lagu Kordhinayo Jeelka Weyn ee Gabiley.

https://youtube.com/watch?v=rJrqzO6shyo

COMMENTS