DAAWO: Diyaaradaha Dagaalka ee Qarsoodiga ah (Xogta Dahsoon)
August 25, 2016 - Written by

Diyaaradda RQ 180 waxay shaqada gashay sanadkii hore ee 2015 waxaana ku rakiban qalabka raadaarka, cameradaha sawirka qaadi kara habeen iyo maalinba iyo tiknoolajiyado kale oo dhanka ย millateriga loo isticmaalo, agabkaas oo u suurogelinaya inay fuliso hawlgalada dhanka basaasida iyo ilaalaynta.

https://youtu.be/vYAoZGgUNwU

 

COMMENTS