Wiil Gacan Yare u ah Hogaamiyaha Xisbiga Wadani oo koox abaabulani waxyeelo Gaadhsiiyeen
December 20, 2016 - Written by

Koox abaabulan ayaa habeenkii xalay ahaa albaabka guriga uu degan yahay Hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee wadanj xirsi cali xaaji xasan waxyeelo.lagu soo gaadhsiiyay ibraahim yare oo ah wiil u gacan yare ah hogaamiye xirsi.

News word of red three-dimensional letters.

News word of red three-dimensional letters.

Si dhab ah looma garanayo kooxdan weerarka ku soo qaadag ibraahim yare hayasayeeshee waxa la sheegayaa in ay iskood uga tageen dadka weerarka soo qaaday.

Dhacdadan ayaa labo ku noqonaysa mid loo geystay barkhad jaamac

COMMENTS