Daawo;Wasiir ku Xigeenka Ciyaraha Oo Xadhiga ka Jaray Garoon Cusub Oo Laga Hirgeliyey Borama.
August 27, 2016 - Written by

Borama(GLN)_Hoose ka Daawo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Ciyaraha Somaliland Ayaa Xadhiga Ka Jaray Garoonkii Ugu Weynaa S/land Ee La Dhigo Rooga Cagaaran Ee Kubada Cagta Lagu Ciyaaro Oo Borama Laga Hirgeliyey.

COMMENTS