Daawo: Wasaaradda Duulista Somaliland Oo Shaqaaleeda U Qabatay Shir iyo Nuxurka Khudbadihii Masuuliyiintu Madasha Ka Jeediyeen.
December 27, 2016 - Written by

Hargeysa(GLN)- Halkan ka daawada masuuliyiinta wasaaradda duulista Somaliland oo shaqaalaha wasaaraddaas u qabatay shir iyo nuxurka khudbadihii kala duwanaa ee halkaa laga jeediyey.

 

Gacanlibaaxnews.com

News-Desk

 

COMMENTS