DAAWO Ku Tartanka Maraakiibta Quusta ee Dagaalada (Xogta Dahsoon)
August 27, 2016 - Written by

Dalal badan oo ka tirsan caalamka oo miisaaniyad balaadhan ku bixiya dhismaha cududooda ciidan ayaa samaysta farsamooyin badan iyo dariiqooyinย  dhanka difaaca ah isla markaana leh saanad badan oo ay ka mid yihiin maraakiibta quusta, kuwa diyaaradaha xambaara iyo maraakiibta caadiga ah ee dagaalada.

https://youtu.be/YoRI0ptensU

COMMENTS