Daawo: Tiro Badan Oo Ah Hogaankii Garabka Haweenka Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Maroodi-jeex Oo Iscasilay
December 27, 2016 - Written by C M

Hargeysa (GLN)- Halkan ka daawada  tiro badan oo ah hogaankii garabka haweenkaka haweenka ee xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Maroodi-jeex oo oo caawa fiidkii shaaciyey inay iscasileen, isla markaana caddeeyey inay xisbiga ka baxeen.

https://www.youtube.com/watch?v=K6kp5CBn1B0

Gacanlibaaxnews.com

News-Desk

COMMENTS