Faa’iidooyinka kale ee aynu Dawada cadayga ku Qabsan karno
December 28, 2016 - Written by

waxaa jira agab kala duwan oo leh faa’iidooyin aan ahayn kuwa aynu u naqaano ee u adeegsano, mararka qaarkoodna waxaaba dhacda inay sidan kale kaga wanaagsanaadaan waxii loo sameeyey, barnaamijkeenana waxaynu ku soo gudbinaynaa sida dawadaha cadayga ย loogu isticmaali karo arimo aan ahayn waxii loogu talo galay

https://youtu.be/ttODOrCl9lk

COMMENTS