DAAWO: Diyaaradaha Dheereeya ee Ciidamada (Xogta Dahsoon)
August 27, 2016 - Written by

Waxa suurogal ah in dadaalada iyo rabitaanka dadku ay kala duwanaadaan gaar ahaan marka laga hadlayo dhinacyada Tiknoolajiyada, farsamada iyo cilmiga iyadoo qof waliba uu wax gaar ah doorbidayo halgana u galo sidii uu uga gun gaadhi lahaa Barnaamijkeenan waxaynu ku dulmaraynaa diyaaradaha ugu xawaaraha dheereeya diyaaradaha ciidamada.

https://youtu.be/5viswREVoNs

COMMENTS