Quwadda Ciidan iyo Ta Dhaqaale ee Boqortooyada Sucuudiga (Xogta Dahsoon)
December 28, 2016 - Written by

Boqortooyada Sucuudiga waa dawlada ugu balaadhan mandaqadda bariga dhexe ย waxana ay dhacdaa K/galbeed qaaradda Aasiya waxayna ku daboolan tahay inta badan jasiirada carabta, masaaxadeeda dhuleedna waa 2 milion oo Km oo square ah.

https://youtu.be/T6SlDYugywE

COMMENTS