Daawo: Xusuustii Xasuuqii Fagaaraha Xorriyada Ee Ukraine
December 29, 2016 - Written by C M

Halkan ka daawada barnaamij ku saabsan shacabku marka ay cududooda isu geeyaan waxay horseedi kartaa guul ama guul darro, iyagoo badheedhahooda ku beegsanaya xorriyad ama xabaal. Waxaana barnaamijkan oo uu turjumay weriye Maxamuud Carab Sabuub uu ku saabsan yahay sidii shacabka Ukraine cudduddooda ugu muujiyeen xorriyad ama xabaal.

 

Gacanlibaaxnews.com

News-Desk

COMMENTS