Hal Milion oo Xasharaad ah ayaa Ku Nool sariirtaada (Xogta Dahsoon)
December 31, 2016 - Written by

Qof kasta oo inaga mid ahi waxa uu leeyahay qorshe uga degsan hawl maalmeedkiisa caadiga ah waana arrin aynu ku kala duwan nahay, lakiin shayga aynu iskaga midka nahay waa hagaajinta iyo hurgufidda gogosha aynu ku seexano

https://youtu.be/LFYVSl1uKIk

COMMENTS