Mushkiladii Gantaalihii Kuuba: John Kennedy iyo Taliyihiisii Ciidanka (Xogta dahsoon)
January 1, 2017 - Written by

Mushkiladii ka dhalatay khilaafkii gantaalihii kuuba ee bilowgii lixdanaadkii waxay ahayd arintii ugu dhoweyd inay sababto dagaal dhanka quwada nuclier-ka ah oo dunida ka dhaca.

https://youtu.be/PhdwfqAJURo

COMMENTS