Daawo: Siyaasiga Ismaaciil Buuba Oo Hadal Duur-xul Ah Ka Jeediyey Xaflad Xisbiga WADDANI U Qabtay Taageerayaal Ku Soo Biiray
January 5, 2017 - Written by

Hargeysa (GLN)- Halkan ka daawada siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa oo hadal duur-xul ah ka jeediyey xaflad xisbiga WADDANI maanta ku soo dhawaynayay taageerayaal ka soo biiray, isagoo sheegay in taageerayaasha ku soo biiray ee hore uga tirsanaa UCID ay isbeddel ku soo kordhinayaa xisbiga WADDANI.

https://www.youtube.com/watch?v=RSdXIqTY_6Q

Gacanlibaanews.com

News-Desk

COMMENTS