Daawo: Kulan Lagaga Hadlayey Xoojinta Gurmadka Abaarta Oo Borama Lagu Qabtay
January 9, 2017 - Written by

Halka ka daawada kulan laga hadlayay xoojinta gurmadka loo gelayo sidii caawinloo gaadhsiin lahaa dadka ay soo barakicisay abaarta ka dhacday gobolada bariga Somaliland, ayaa lagu qabtay magaalada Boorama.

 Gacanlibaaxnews.com
News-Desk

 

COMMENTS