Daawo;Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Shahaado Sharaf Lagu Maamuusay
January 12, 2017 - Written by

Wasiirka wasaaradda waxbarshada ee JSL Md Cabdilaahi Ibraahin habbane ayaa lagu maamuusay shahaado sharaf uu ku muttaystay dadaalka balaadhan ee uu geliyey iyo shaqada wanaagsan ee uu ka qabtay wasaaradiisa mudadii koobnayd ee uu Joogay.

COMMENTS